DAAWO:- Xildhibaan Ibbi oo sheegay in Diyaaradooda la soo riday

1923

Xildhibaan Cabduraxmaan Ibbi oo kamid ah masuuliyiinta Shirkadda diyaaradaha African, ee Galabta kusoo dhacday degmada Bardaale ayaa sheegay in diyaaradooda la soo riday.

Xildhibaanka oo Wareysi siiyey Idaacadda Risaala waxaa uu sheegay in xilliga ay diyaaradda Garoonka uu dabrid ama tababar dhinaca hubka ah Ciidamo uga socday,balse diyaaradooda qoray uu ku dhacay oo la soo riday.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in 6 Ruux ay diyaarada dhacdey ku geeriyoodeen,hayeeshee sababaha ay diyaarada u burburtay ay dowladda Soomaaliya ka sugayaan.