DAAWO:- Xildhibaan Jeesoow “Madaxweyne hadda xir Axmed Madoobe”

1418

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow Oo Ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Munaasabad maanta ka dhacay Muqdisho.

Daahir Jeesoow oo aad u dhaliila siyaasada Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku baaqay in la xiro maadaama Axmed Madoobe hadda kusugan yahay Muqdisho.

Waxa uu fariin udiray Daahir Jeesoow Madaxweyne Farmaajo kana dalbaday in Xabsiga utaxaabo Axmed Islaam Madoobe uu ku eedeeyey nin dalka iyo dadka dembi ka galay.

Waxa uu xildhibaan Jeesoow sheegay in madaxweynaha uu la shaqeenayey Islamarkaana uu hadda ka rajeenayo in codsigiisa aqbalo lana Xiro Axmed Madoobe.

 

HALKAN KA DAAWO XILDHIBAAN JEESOOW