DAAWO:-Xildhibaan kashifay cida kadambaysay in xasaanada laga qaado 8 Xildhibaan

1241

Xubno katirsanaa barlamaanka dowladda Puntland oo Khamiistii la soo dhaafay xasaanadda laga qaaday ayaa beeniyey in xasaanaddii laga qaaday iyagoona sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in xasaanadda laga qaaday.

Xildhibaan Saleebaan Faarax oo kamid ahaa xubnaha xasaanadda laga qaaday ayaa sheegay in arrintaasi aysan ahayn mid katimid barlamaanka Puntland haseyeeshee ay ahayd go’aan ay ka dambeeyeen dowladda Imaaraadka Carabta iyo shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso gacanta ku haysa.