Daawo:Sidee Qaraxyada Loogu Weeraray Xarunta Wasaarada Shaqada & Shaqaalaha Soomaaliya?

1807

Sawirro laga helay Xarunta Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Dawlada Soomaaliya Ee ku taalla Degmada Shangaani ayaa lasoo sheegayaa in Khasaaro uu ka dhashay.

Dadka goob joogayaasha ahaa waxay sheegeen in weli Xaaladu tahay mid kacsan,oo rasaasna dhaceyso.

Xajmi weyn ayuu lahaa weerarkaasi iyo Sida Gaariga ismiidaamiyey uu dhibaatada ugaarsiiyey.

Al Shabaab ayaa sheegtay inay weli ka dhex dagaalamayaan weerarkaasi lagu qaaday Xarunta Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya.