Danjire Cali Siciid Fiqi oo laga dhigayo Gudoomiyaha barlamanka K/Galbeed

1829

Dadka la yaqaan Ee lagu dhex Arkay Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hadda soo baxaya.

Duhurnimadii Maanta ayaa la shaaciyey Xildhibaanada 00 95 gaaraya,kuwaas oo la tilmaamay in dhalinyaro iyo Siyaasiyiin ay ku jiraan.

Danjire Cali Siciid Fiqi oo ah Safiirka Soomaaliya Ujooga Midowga Yurub ayaa Xildhibaanada Koonfur Galbeed kasoo muuqday.

Waxa uu kasoo jeedaa Beesha Tuni,Lambarka 94aad ayuuna ku jiraa liiska lasoo bandhigay,Danjire Cali Siciid Fiqi ayaa waxaa warar aan helnay waxay sheegayaan in Nabad iyo Nolol la rabto Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed inuu kusoo baxo.