Dawo:- Odayaasha Beesha Sacad oo Si Kulal Oga Hadalay Xiisadda Colaadeed. Mudug

1730

Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka mudug Ee Galmudug ayaa Baaq nabadeed ka soo saaray Xiisado Colaadeed oo ka soo Cusboonaaday Degaano ka Tirsan Gobolka mudug.
Kulanka inta uu socody waxaa ka qeyb galay Maamulka Gobolka kan Degmada Gaalkcyo.
Islamarkaana Gobta ka sheegay in ka Maamul ahaan ay Door muuqda ka qaadan doonan Nabadda Iyo Xasiloonidda Gobolka mudug.

Qaar ka mid ah Odayaashii ka hadalay
Gobta ayaa Xusay in aysan raali ka aheyn Colaadaha soo noq noqaday Ee Gobolka mudug Islamarkaana ay ka qeyb qadanayaan Daminta Coladaas.