Deg deg Al.shabaab oo La Wareegay Degaanka Camaara Kunfurta Gobolka mudug.

1686

Wararka ka imaanya Degaanka Camaara Kunfurta Gobolka mudug ayaa sheegaya in

Kooxda Alshabaab ay gudaha u soo galeen daqiiqado ka hor walina kusugan magaalada Camaara ee gobolka Mudug oo dhawaan Ciidanka Dawladda Soomaaliya ay ka soo qabteen rag lagu tuhmayo ka mid ahaanshaha Alshabaab.

Masaajid kuyaala magaalada oo Mu,adimkii masjidkaas uu ku jirey ragii Ciidanka dawladdu ay so oqabteen ayey dadka kula hadleen.

Dagaalyanaha Ururka Al.shabaab ayaa Hada Lagu arkayaa Gudaha Magaaladaas.