Deg deg Arin Marugo Leh oo Xalay ka dhacday Duleedka Dhuusa Mareeb

1624

Kooxo Burcad ah ayaa Xalay Saq Dhexe Laba Qofood ku dilay inta u dhaxaysa Godinlabe iyo Mareergur Dadka dhintay kala ah Nin Gaari ka ahaa Kirishboow iyo Haweenay Rakaabka Gaariga mid ah ahayd waxaana dhaawac ah Darawalkii Gaariga oo Nuuciisu ahaa Laylooyinka ka yimaada Muqdisho .

kuna sii jeeday Gaalkacyo Haweenayda ayaa la ii sheegay inay Dhaawac ahaan ugu dhimatay Cadaado.

Ciidamo ayaa halka Xalay wax ka dheceen gaaray walow aan Gacanta lagu soo dhigin kuwii Falkaas gaystay waxaana la sheegay Dadka Dilka iyo dhaawaca gaystay inay wateen Gaari.