Deg deg:- Ciidamada Amniga Dhuusamareeb oo Gacanta ku Dhigey Qamrigii ugu Badnaa

1726

Howlgal Culus oo Ciidamada Amnigu Ay ka Sameeyeen Goobo si Gaar ah loogu Tuhmayo in Lagu Qariyo Qamriga ayaa Galey Dhowr guri oo Ku Yaala Magaalada Dhuusamareeb iyagoo gacanta ku dhigey Kumanaan Dhalooyinka Qamriga ah .

Goob Fagaare ah ayaa Isla Maanta lagu Burburin doonaa Qamrigii Ciidamadu soo Qabteen iyadoo xabsiga la Dhigey Dadkii Howlgalka lagu soo qabtay. Iyo ciida Soo Galisay Magaalada