Deg deg:- Ciidamo ka Amar qaadta Hogaamiyaha Ahlusuna oo la Wareegay Gacan ku heynta Dhusa mareeb

1586

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Maanta la Wareegay Ciidamo ka Amar qaadta Hogaamiyaasha Ahlusuna Ee  fadhigoodu yahay Gobolada Dhexe .

Dad Goobjoogayaal ah ayaa inoo Xaqijiyay in Gacanta Magaalada ay la wareegeen ciidamo taabacsan Kooxda Ahlusuna.

Waxaana Gudaha Magaaladaas lagu arkayaa Dagaal yahano kooxdaas ka Tirsan.
Gobaha muhiimka ah ee Ciidankaas la wareegeen waxaa ka mid ah Saldhigyada Ciidamada Kontaroolada laga soo galo Magaalada Dhusa mareeb.

Wiixii war ah oo ka soo Kordha halkaan kala Socoda.