Deg deg:- Ciidankii Ugu Badnaa Ee ka Socoda Ethiopia iyo Amisom oo ka Dagay Dhuusa Mareeb

1580

Ilaa Lix Diyaaradood oo Sida Cutubyo ka Tirsan ciidamada Itoobiya ee Amisom ayaa Ka Dagaya Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb waxaana Haatan Soo cagadhigatey Diyaaradii Koowaad

Imaatinka ciidankan ayaa ku soo Beegmaya iyadoo Shalay dhuusamareeb ay soo Gaareen Cutubyada Jabuuti ee Amisom

Wixii ka soo Kordha Halkaan kala Socoda.