Deg deg:- Cumar Finish oo Ka dhawaajiyay Hadal ka Farxiyay Bulshada Muqdisho.

2470

Gudomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Filish ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 Xubnood, oo ka shaqeyn doono dib-ufurista wadooyinka xiran ee caasimadda Muqdisho.

Guddigaan waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah.

Cumar Filish ayaa munaasabadii uu xilkiisa kula wareegayay ka sheegay in qorshayaashiisa siyaasadeed ay ka mid tahay dib-u-furista wadooyinka Muqdisho.