Deg deg Dagaal Khaasare geystay oo ka Dhacay Duleedka Dhuusa mareeb

1594

Lix Ruux Ayaa Ku Dhimatay Daagaal Ka Dhacay Deegaanka Labadule Oo Dhinca Koonfur Ka Xiga Dhuusamareeb qiyaas ahaana Ujira 23kmtr Waxanaa Dagaalka U u Dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed

Waaxaana Xaaladda Deegaanka Labadule Caawa Ay Tahay Mid Laga Dareemayo Xiisad Colaaadeeed Iyadoona Ay Is Horfadhiyaaan Dhinacyadii Uu Dagaalka Ka Dhaxeeyay.

Xiisadaan Dagaal ayaa ah mid ku soo noq noqatay Deganadaas mana jirto wax Xal ah oo dadka degankaas ay la gaareen Xiisadahaas.