Deg deg Dowladda Somaliya oo Cuna Qabateyn ku soo Togtay Ahmed Madoobe

1631

Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo saartay go,aanka  ah in Diyaarad kasto ee ka timaado ama ku socto Kismaayo ay soo marto Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Amarkaan ayaa waxaa soo saaray Hay’ada Duulista iyo Saadaasha Hawada, iyadoona lagula soconayo hubinta iyo Koontaroolka Dhaq dhaqaaqa duulimaadyada Kismaayo ka Dego ee aan waxba laga ogeyn.