DEG DEG:- Faah.faahino Wararkii ugu danbeysay Degaanka Camaara, Mudug & Cabsi Weli taagan Degaanka.

1542

Wararka ka imaanaya Degaanka Camaara Kunfurta Gobolka mudug ayaa sheegaya in dadka Halkaasi ku nool ay soo wajahday Cabsi Xoogan ka dib markii ay degankaasi gaareen Ciidamo badan oo ka Tirsan Dowladda Somalia.
Islamarkaana Howlgalo ka sameyey deganka
Ururka Al.shabaab ayaa marar badan gudaha ugalay degaanka Camaara Kunfurta Gobolka mudug.
Dadka Magaalada Camaara ayaa inta badan la kulmaya Badaadista kala duwan oo oga imanaya Cuidanka Dowladda iyo Ururka Al.shabaab. kuwaas oo gacanta ku haya Degaanada qaar ee Gobolka mudug.

Saraakisha Ciidanka Dowladda Hogaamineysa ayaa Shacabka Degaanka Camaara ku wargaliyay in aysan degaanka imaan garin Kooxo ka socoda Ururka Al.shabaab. Islamarkaana Ay bilaabayaan Howlgalo lagu Xoreynaayo degaanada ay Gacanta ku hayaan.