Deg deg:- Haweeney Ninkeeda Ku Toogatay Gobolka mudug. Ka Dib markii….

1663

Wararka ka imanaya Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug ayaa Haweenay Maanta ay Saygeeda ku dhishay Magaalo Xeebeedka Hobyo ka dib markii Khalaaf uu soo kala dhexgalay labadooda sida ay noo Xaqijiyeen Dad Goobjoogayaal ah oo

Marxuunka Dhintay ayaa lay sheegay inuu ka tirssnaa Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Taliska 21 ee ka howlhasha Deegaanada Galmudug.

Aruntaan ayaa ah mid degaanka ku Cusub Islamarkaana dadka degaanka Hadal heyn Badan ku abuuray.