Deg deg Madaxweynaha Puntland oo Boqonaya Degaano ka Tirsan Bariga Gobolka mudug.

1599

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Said Abdulahi Dani ayaa gaaray Magaalada  Garacad  Ee Bari Gobolka mudug oo uu ka socdo dhismaha dekad cusub oo Mac mal ah  madaxwaynaha waftigiisa ayaa saaka aroortii Garowe ka duulay.

Waxaana Magaaladaasi ka Soconaya soo dhaweyenta wafdigaas.

Safarka Madaxweyne Dani ayaa ah markii ugu horeysay oo uu Degankaasi Boqonayo Madaxweynaha Maamulkaasi.