DEG DEG Madaxweyneayeeshii Hore Ee Dalka Oo Muqdisho ku Yeeshay Kulan Xasaasi ah

1643

Madaxweynihi hore ee dalka mudane Sh. Shariif Sheekh Ahmed ayaa gurigiisa ku soo dhaweeyey madaxweyne Xasan Sheekh oo uga tacsiyeeyey hakadki ku yimid diyaaraddi maanta ka qaadi laheyd Muqdisho ee geyn laheyd Kismaayo.

Waxaa labada madaxweyne la joogay madaxda xisbiyada Himilo Qaran iyo UPD.

Waxaana la filayaa Saacdaha soo socoda Uu Madaxweynihuu Hore Ee Sheikh shariif uu Shir Jara.id ku qabanaayo Muqdisho.

Dhanka kale Madaxda ugu sareysa Ee dalka weli wax war kama aysan soo saarin Tilaabadda ay wasaarada Dulista Hawada ay Ku Hor istaagtay Socodaalka Kismaayo Ee  Madaxweyne sheikh Shariif.