Deg deg:- Miyiga Gobolka mudug Waxaa ka Dhacay Aroos isku Badalay Murugo.ka Dib markii..

1616

1 Ruux ayaa ku dhintay 2 kalena way ku dhaawacmeen ka dib Rasaas uu ku furay nin hubaysan kuwaas oo ahaa dadkii ka Soo qeyb galaayay Aroos ka dhacayay Deegaanka Lulubsho ee Gobolka mudug.

Arooskaan mid ree guu.raa ah Islamarkaana ku sugnaa Miyiga Degaanka lulusho Bari Gobolka mudug.
Dhaqamada miyiga ayaa ah in Rasaas la rido xiliga Arooska Sidaas ayayna kutimid in Rasaasta Dabaal dega ay Sameyn ku yeelato Dadka Ree miyiga ah.

Dhawac soo gaaray labada ruux ayaa la Gaarsiiyay Isbitalka Degmada Gaalkcyo.
Kaasi oo Xaladooda la gula tacaalayo.