Deg deg Saraakiil ka Tirsan Amisom oo Dhuusa Mareeb gaaray.

1491

Taliyaha AMISOM Ticabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa soo Gaarey magaalada Dhuusamareeb waxaana Garoonka Diyaaradaha ku Soo Dhoweeyay Taliyaha Qaybta 21aad iyo Taliyaha Danab ee 21aad

Wafdiga ayaa la Kulmaya wasiirada Faderalka ee Ku sugan Magaalada Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusa Mareeb waxaa weli ka soconaya Diyaar Garowga Furitaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug.
Kaasi oo la filaayo in uu furmo bari danbe.