Deg deg SAWIRRO:- Ahlusuna Oo Dhoola Tus Malatari ku soo Bandhigtay Dhuusa Mareeb

1830

Ciidamo wadta Gadiidka dagaalka ayaa maanta lagu Arkayaa Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug
Ciidankaan. Ka amar qadta Ahlusuna
Wax ayna si rasmi ah ula wareegeeb Amaanka Magaalada Dhusa mareeb
Shacabka Magaalada dareemaya Khalqal Siyaasadeed waxaana Jira Ciidamo kale oo saaka Dowladda ay geysay Magaalada Dhusa mareeb kuwaas laga keenay Magaalada Muqdisho.