Deg deg Wasiir ka Tirsan Xukumada Nabad iyo Nolal oo Is Casilay. Ka dib Markii…

1583

Wasiir Ku Xigeenkii Xanaanada Xoolaha Dowladda Somaliya Abdikarim Khaliif Abdi dhalac. Oo cawa Is Casilay. Ka dib Khailaaf Siyaasadeed oo Oo Kala dhex Galay Xukumada uu ka Tirsanaa.

Waxaa Maalmihii ugu Denbeyay jiray Khilaaf Xogan oo ka dhex Tagan Madaxda Dowladda Somaliya Islamarkaana ku Saleysan Maamul usameynta Galmudug.