Deg deg:- Xumnihii Gudiga Dorashoyinka Galmudug Ee Dowladda oo Dhuusa Mareeb Imaanaya

1607

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in Halkaa Maanta ay ku Wajahan yihiin Xumnaha Gudiga Farsamada Maamul udhisada Dowlad Goboleedka Galmudug Ee dhawaan ay magacowday Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya

Waxaana Magaalada Dhuusa Mareeb laga Dareemayaa soo Dhaweynta Xumnaha gudigaas dhanka kale waxaa aad loo adkeyey Amaanka Guud Ee Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug.

Imaanasha Xumnaha gudigaas ayaa ku soo aadeysa ayadoo Hogaanka Ahlusuna uu shalay magacaabay xumno kale oo gudi ah islamarkaana ja madaxbanaan midka Dowladda ay soo dhistay

Waxaana weli taagan Khilaafka Siyaasadeed Ee udhaxeeya Dowladda Iyo Ahlusuna
Mana muuqato ififaalo lagu dhex dhaxaadinayo labada dhinac Ahlusuna iyo Dowladda Dhexe,