DEG_DEG;- Madaxweyne Farmaajo oo ku Faanay in dhulka la jaray Kenya,

1644

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa saaka ku jees jeesay si xuna u bahdilay Madaxweynaha Kenya Uhura oo khadka taleefanka ka soo wacay.

Uhura Kenyata ayaa saaka isku dayey inuu si beerlaxowsi leh madaxweyne Farmaajo u waydiisto in laga wada fariisto Kiiska badda, Hase,yeeshee Madaxweyne Farmaajo ayaa Uhura u sheegay in ay xitaa kaga daba imaanayaan Dhulka NFDN, taleefankana ku jaray.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale xalay gaashaanka u daruuray codsi ka yimid midowga Africa oo ahaa in kiiska badda la hakiyo.