DHAGAYSO:-Wasiir Xundubey oo kajawaabay sababta ay Airporka ugu diideen Hubka

1511

Wasaarada Amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartey qoraal ay ku xustey in aanan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lala geli karin wax hub ah.

Waxa ay wasaaradu xustey in loo ogol yahay oo kaliya hubka in ay la galaan garoonka madaxweynaha dowlada federaalka, ra’iisul wasaaraha, gudoomiyaha Aqalka Sare iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Go’aankan ayaa ka hor istaagaya madaxdii hore ee dalka soo martey iyo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha inay wax hub ah la galaan garoonka diyaaradaha.