Dhageyso: Hirshabeele oo cabasho u dirtay Golaha Aqalka sare

1554

wasiirka Amniga Hirshabeele ayaa cabasho ku aadan ka bixitaanka ciidamada AMISOM ee deegaanada Hirshabeelle u diray Golaha Aqalka sare.