Dhuusa Mareeb waxaa Maanta Gaaray Ergoyinkii ugu badnaa Ee ka qeyb galaya Shirka Dib uheshisinta Galmudug

1457

Ergada Shirka Dib-u-heshiisiinta uga qeybgaleysa Degmada Cadaado ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-mudug waxaa halkaas ku soo dhaweeyey xunbo ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta, Waxgaradka, ergada horey Dhuusamareeb u yimid iyo Bulshada caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb
Dhanka kale Maalmaha Soo Socoda ayaa la Rajeynayaa in Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug uu si rasmi ah uga Furmo Caasimada Galmudug Ee Dhusa mareeb.