Doorashadii G/kuxigeenka aqalka sare oo lagu celiyay

986

Doorashadii kuxigeenka Gudoomiyaha Aqalka Sare waa lagu celinayaa kadib markii hal warqad ay halowday ama qarinbantay oo si qaldan ayaa warqadaasi qalinka loo mariyay.