Dowlada Somalia oo kahadashay rabshadihii ka dhacay Boorama

49
xasan sheekh
xasan sheekh

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama.

“Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xun tahay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama. Dowladdu waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Ehelada Dadkii halkaas ku geeriyooday, waxayna caafimaad degdeg ah u rajaynaysaa muwaadiniinta ku dhaawacmay.

Falkaasi wuxuu ahaa mid nasiib darro ah oo laga baaqsan karayay.” Ayaa lagu yiri war saxaafadeed ka soo baxay DF oo sidan hoose u qornaa:-