Dowladda Somaliya oo ku Hanjabtay in ay Xoreyneyso Degaanada Galmudug.

1449

Wasiirka Wasaarada Amniga XFS Oo magaaladda dhuusamareeb kulan kula yeeshay hay’addaha amniga ayaa Bogaadiyay Dadaallada ay Ciidamda qalabk sida ay ka wadaan degaanada Galmudug

Saraakiisha ciidanka  Dowladda Somaliya qeybtooda 21 aad ayaa wadda qorshe Lagu Xoreyn naayo Degaanada ku jira Gacanta Cadowga
Si deganadaas ay uhelaan Adeeyada Bulshada.

Dhawaan ayaa la filayaa in degaanada Galmudug uu ka Bilowdo Howlgalka looga Xoreynaayo Ururka Al.shabaab.