Dr Buurane oo Muqdisho lagu dilay

1299

MAXAA LOO DILAY?
Ajashii dhamaataa ifka joogi meysee Dr Xassan Cismaan Ciise (Dr Buurane) ayaa saakay lagu toogtay xaruntiisa Caafimaad oo taal Muqdisho, Degmada Hodon.
Dr Buurane waxuu ahaa dhaqtar caana oo ku taqasusay cudurada maqaarka
Shaqsiyan intaan ka aqaan wuxu ahaa dhaqtar naxariis badan.
Beegsiga haldoorka Bulshadu Waa Baabi’inta Ummadda.
Alloow u naxariiso adaa awood lehe.

Abwaan Guure