Dsg deg:- Ciidamo katirsan dawladda Soomaaliya ayaa gudaha u galey Degmada Camaara ee Gobolka Mudug.

1695

Ciidamadaan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa roondo ku dhexmarey gudaha magaalada Camaara mana jirto dad ay xireen ilaa hadda sida ay dadka deegaankaasi noo sheegeen.

Horey Ciidamo dawladda katirsan ayaa dad lagu tuhmayo Alshabaab ka soo xirey Camaara. Dadka degaanka ayaa sheegaya in weli Halkaasi lagu arkayo Ciidamo badan oo ka Tirsan Dowladda Somalia..