Ergaddii beesha Ceyr Habargidir oo kubiirtay shirka Hobyo+SAWIRRO+VIDEO

1717

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug Waxaa gaaray Wafuud Heer sare ah kuwaas oo ka qeyb galaya Shirweynaha Nabadda iyo Dib uheshisinta Beelaha Habar gidir.

Wafuudan ayaa isagu jirra Salaadin Iyo waxgarad kuwaas Oo ka kala Tirsan Beelaha Ceyr iyo Duduble.

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo ku soo dhaweyey Maamuka Magaalada iyo xumno ka tirsan Gudiga Farsamada Shirka Hobyo.
Soo Dhaweynta ka dib waxaa Warbaahinta la Hadley Maamulka Magaalada iyo Qaar mid Gudiga Farsamada Shirweynaha Hobyo.

Imaansha Wafuudan ayaa ah mid Kor usii qadaya Hanaanka Shirka Hobyo.
Wax ayna ku biirayaan Ergoyinkii Horey igu Sugnaa Hobyo.

Magaalada Hobyo waxaa Horey igu Sugnaa Odayaal iyo Salaadin ka kala Tirsan Beelaha Habar gidir.