Falanqeyn :: Goorma Messi La Qaban Karaa , Maxaana Laga Diiwaan Giliyay Kulankii Atletico Vs Barcelona

1713

Barcelona ayaa guul qaali ah waliba waqtigii geerida ahaa waxa ay ka gaareen Atletico Madrid ,labada qeyb ee kulankaan waxa ay ahaayeen kuwo kale duwan.

Sidee Atletico Madrid qeybtii hore ciyaarta uga fiicnaayeen Barcelona maxaana iska badalay qeybtii labaad, HALKAAN RIIX OO KA DAAWO FALAANQEYNTAAS