Fanaanadii Khadra Daahir Cige oo caawa Hargeysa ku geeriyooday

542

@

Alle ha u naxariisto fanaanadii Khadra Daahir Cige oo caawa Hargeysa ku geeriyooday , waxa ay ku dhalatay Hargeysa sanadkii 1959 , isla Hargeysa ayey fanka kaga biirtay sanadkii 1974 oo ay ahayd 15 jir sida ay ku sheegtay wareysiyo bixisay.
Waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta loogu jecelyey hobolada Soomaaliyeed , iyada op lagu xusuusan doono heesaha jacaylka oo ay caan ku ahayd.