Galmudug oo taageertay kuraasta Muqdisho +COD

1565

Dowlad Goboleedka Gamudug ayaa soo dhoweeyey kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka laga siiyey gobolka Banaadir, oo gaareysay 13 kursi, kuwaasi oo Golaha Shacabka uu meel-mariyey.