Golaha wasiirada Hirshabeele ee isku shaandhen lagu sameyay

1749

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu isku shaandheyn uu ku sameeyay golahiisa Wasiirada, waxaane uuu sidooo kale magacaabay wasiiro cusub.

Madaxweyne Waare ayaa waxa uu wasiirada cusub ee uu magacaabay kasoo xulay Baarlamaanka Maamulkaasi, waxaana xusid mudan in wasiirada la magaacabay iyo kuwa isku shaandheynta lagu sameeyayba aysan ku jirin Haween.