Ra’iisul wasaaraha Soomaaliyaa, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda shaaciyo liiska golihiisa wasiiradda, kadib muddo ka badan hal bil oo uu socday wadatashiyo ku aadan dhismaha xukuumada.
Waxaa aad loo hadal hayaa in golaha wasiiradda ay kasoo muuqaanoonaan shakhsiyaad horey wasiirro uga soo noqday dowladdii hore ee madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, halka sidoo kale ay jiridoonaan wajiyo cusub.
Siyaasiyiinta la hadal hayo, waxaa kamid ah:
Axmed Macalin Fiqi: Arrimaha gudaha
Faarax Sheikh Cabdulqaadir: Waxbarashada
Maxamed Axmed Cali (Doodishe): wasiirka amniga
C/rasaq Maxamed Cumar: batroolka iyo macdanta.
Mukhtar Robow Abuu Mansuur- Diinta iyo Aqwaafta.
Da’ud Aweys – Jareerweyne (Warfaafinta
Abshir Cumar Haruuse: Arrimaha dibadda.
Cilmi Maxamed Nuur: Maaliyadda.