Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maata hortagaya Baarlamaanka

1782

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 14/12/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah in ay hortaggaan Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka ee ay soo diyaariyeen Guddiga baarlamaanka.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .