Guddoomiye ku xigeenka Guddi Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka laga Qaaday

1712

Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.

Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka inuu ku tuntay sharuucda guddiga isla markaana uu guddoomiye ku xigeenka uu ku dhaqaaqay inuu dumiyo guddiga:

Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa Guddoomiyaha guddiga iyo shan xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashada.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay guddiga.