Halkan ka aqriso Dhamaan Kulamada Liverpool Ee Horyaalka Premier League 2019/2020

2613

Kooxda Liverpool ayaa isku dayi doonta in ay sii wado xilli ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigtay xilli ciyaareedkii 2018/2019 marka ay dib u bilaaban doonto horyaalka xilli ciyaareedka cusub ee 2019/2020 oo ay maanta si Rasmi ah u ogaatay kulamaadeeda xilli ciyaareedka cusub.

Reds ayaa xilli ciyaareedka cusub ku bilaaban doonta garoonkeeda Anfield marka ay noqon doonto kooxda ugu horaysa ee ciyaarta iyada oo 9 bisha August kua beegan maalin jimce ah la ciyaari doonta kooxda ku cusub horyaalka xilli ciyaareedkan ee Norwich city.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa kooxda difaacanaysa premier League ee Man City Anfield ku marti galin doonta bisha November halka ay kulanka kale la ciyaari doonta bilowga bisha April.

Kulanka ugu horeeya ee Merseyside Derby ayaa lagu qaban doonaa Anfield bisha December halka kulanka kale la ciyaari doono bartamaha bisha March.

 

Halkan Hoose Kaga Bogo dhaman kulamada Liverpool ee premier League xilli ciyaareedka 2019/2020.

 


Taariikhda Wakhtiga Kulamada
09/08/2019 20:00 Liverpool v Norwich City
17/08/2019 15:00 Southampton v Liverpool
24/08/2019 15:00 Liverpool v Arsenal
31/08/2019 15:00 Burnley v Liverpool
14/09/2019 15:00 Liverpool v Newcastle United
21/09/2019 15:00 Chelsea v Liverpool
28/09/2019 15:00 Sheffield United v Liverpool
05/10/2019 15:00 Liverpool v Leicester City
19/10/2019 15:00 Manchester United v Liverpool
26/10/2019 15:00 Liverpool v Tottenham Hotspur
02/11/2019 15:00 Aston Villa v Liverpool
09/11/2019 15:00 Liverpool v Manchester City
23/11/2019 15:00 Crystal Palace v Liverpool
30/11/2019 15:00 Liverpool v Brighton
04/12/2019 20:00 Liverpool v Everton
07/12/2019 15:00 A.F.C. Bournemouth v Liverpool
14/12/2019 15:00 Liverpool v Watford
21/12/2019 15:00 West Ham United v Liverpool
26/12/2019 15:00 Leicester City v Liverpool
28/12/2019 15:00 Liverpool v Wolverhampton
01/01/2020 15:00 Liverpool v Sheffield United
11/01/2020 15:00 Tottenham Hotspur v Liverpool
18/01/2020 15:00 Liverpool v Manchester United
21/01/2020 19:45 Wolverhampton v Liverpool
01/02/2020 15:00 Liverpool v Southampton
08/02/2020 15:00 Norwich City v Liverpool
22/02/2020 15:00 Liverpool v West Ham United
29/02/2020 15:00 Watford v Liverpool
07/03/2020 15:00 Liverpool v A.F.C. Bournemouth
14/03/2020 15:00 Everton v Liverpool
21/03/2020 15:00 Liverpool v Crystal Palace
04/04/2020 15:00 Manchester City v Liverpool
11/04/2020 15:00 Liverpool v Aston Villa
18/04/2020 15:00 Brighton v Liverpool
25/04/2020 15:00 Liverpool v Burnley
02/05/2020 15:00 Arsenal v Liverpool
09/05/2020 15:00 Liverpool v Chelsea
17/05/2020 15:00 Newcastle United v Liverpool