Haweenay Soomaaliyeed oo Gudoomiye kanoqotay degmada Islington ee London+COD

1613

Raaqiya Ismaacil oo ah hooyo asal ahaan Soomaali ah ayaa loo doortey inay noqoto gudoomiyaha degmada Islington ee London.

Raaqiya oo hore u soo noqotey gudoomiye kuxigeenka degmada sanadkii 2012 ayaa wakhtigan ayaadoo ah hawenay muslim ah oo xijaaban, soogalooti dhalashada dalka Britain haysata ah ayaa loo doortey xilka Mayor-nimada.

Tartan xilkan loo galay ayay uga adkaatey, labo musharax.