Hirshabeele dowlada dhexe wayna cunaqabateesay +COD

1588

Wasiir dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Maxamed Yuusuf Colow ayaa Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho u sheegay in Khilaaf cusub uu soo gala dhexgalay dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle.

Khilaafkaan ayaa yimid ka dib markii dowlada dhexe ee Soomaaliya ay bixin weysay Dhaqaallihii loogu tala galay maamulka Hirshabeelle.