Hobyo;- Maxaadan Ogeyn oo ka Soo Kordhay Shirarkii ka Socoday Magaalada Hobyo

1775

Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug waxaa weli ku Soo Qul qulaya Ergoyinka ka qeyb galaya Shirka wadatashiga Beelaha Habar Gidir

waxaa Sacadihi igu danabeyey Hobyo Soo Gaaray Wafuud Heer Sare kuwaas oo ka kala Yimid Magaalyinka Dhusa mareeb iyo Guraceel,

Dhanka kale Magaalada Hobyo Waxaa weli ka Soconaya Shirar Goni, gooni ah kuwaas oo ay Yeelanayaan Odayaasha iyo Salaadinta Ku Sugan Magaalaga Ayadoona inta badan ay oga hadlayaan Sidi Guulo Muhiim ah looga Gaari lahaa Shirarka Dib uheshisinta Beelaha Habar gidir,

 

wixi ka soo Kordha Shirar Hobyo . Halkaan kala Soco.