Hogaamiyaasha Ahlusuna oo Sharuud ku xiray in ay La Heshiyaan Dowladda Somaliya

1605

Hogaanka Ahlu Sunna oo sheegay in qof aysan la hadli doonin ilaa gacantooda lasoo galsho amniga Dhuusamareeb

Didaalo lagu dajinayay madaxda Ahlu Sunna oo ka carooday ciidamo shalay la geeyay Dhuusamareeb ayaa saacadihii lasoo dhaafay socday

Madaxda Ahlu Sunna ayaa dalbaday in lagu wareejiyo guutada 15-aad ee suga amniga Dhuusamareeb ilaa cidankaas lagu wareejinayo aysan jiri doonin cid ay la hadlayaan

Ahlu Sunna ayaa sidoo kale dalbatay in magaalada laga saaro ciidamada dowladu galisay

Siyaasiyiin reer Dhuusamareeb ayaa wada didaalo lagu qancinayo madaxda Ahlu Sunna