Hogaamiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur oo Ku Wajahan Hobyo.

1656

Gudomiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur Warsame iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maalinta Bari ah ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Dhulka Xebeedka Gobolka mudug.
Wafdigan ayaa ka soo anba baxaya Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.
Wafuudaan ayaa ubadan Xumnaha Xisbiga wadajir.  Oo gaaraya ilaa 10 qof iyo Masulinyin kale

Dhanka kale Magaalada Hobyo waxaa cawa ka soconaya diyaar garow Soo dhaweynta Wafdiga Bari ku Wajahan  Hobyo.
Wafdigaan ayaa ku Biiraya  Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.
Kaasi oo xiligaan maraya Heer gaban gabo ah.