Isku Aadka Wareega 16-ka Champions League Oo La Soo Saaray

1619


Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aaka wareega 16-ka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

Kulamada wareega 16-ka lugta 1-aad ayaa la ciyaari doonaa 15/16 bisha February halka kulamada lugta 2-aad la ciyaari doono 16/17 Bisha March.

Kooxda difaacanaysa champions League ee Bayern Munich ayaa la ciyaari doonta kooxda mayalka adag ee reer Italy ee Lazio.

Kooxaha Barcelona Iyo PSG ayaa iska hor iman doona halka ay Atletico Madrid la ciyaari doonto kooxda Chelsea.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka wareega 16-ka: