Itoobiya oo mar kale u geftay Soomaaliya +(Caddeyn)

1550

Wasaarada arrimaha dibeda ee Itoobiya ayaa mar kale waxaa bogeeda lagu soo daabacay qoraal gef iyo meel ka dhac ku ah dalkEENA Somalia.

Wasaarada ayaa soo daabacday liiska danjireyaasha u fadhiya caalamka, waxayna dalkeena u qeybisay Saddex dal oo sadex danjire ay kala fadhiyaan.

Danjiraha Itoobiya ee Muqdisho fadhiya marka laga soo tago, waxay dalalka ay ku leedahay Wakiillada Diblomaasiyadeed ku dartay Puntland iyo Somaliland.

Waa gefkii labaad oo todobaad gudihiis ka gasho qaranimada Soomaaliya, waxaana Dowladda Somalia waajib ku ah in ay ilaaliso Qarannimada Soomaaliya, wadajirkeeda dhuleed iyo sumcaddeeda.

HALKAN HOOSE KA DAALACO BOGGA WASAARADA ARRIMAHA DIBEDA ITOOBIYA