Jaaliyada Mudulood ee Norway oo katacsiyaysay Geeridii kutimid Gudoomihii Gobolka Banadir

1734

Anigoo ah Siciid Maxamed Sheekh ahna gudoomiyaha jaaliyada mudulood ee Norway Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan qoyskii uu kageeriyooday injineer yariisow waxaan siwadajir ah dhamaan jaaliya ugu tacsiyaynaysa qoyskiisa oon kamidnahay samir iyo iimaan saadaq ah allaha nagasiiyo Aamiin

Inaalilaah wa inaa ileehi raajicuun Allaha unaxariisto gudoomiyahii gobolkabanadir ahaana duqa magaalada muqdisho waxaan ugu baaqaynaa dowlada soomaaliyeed mid oo ah amni xumada lugu dayacayo shacabka inay kafiirsadaan midna waxan ugu baaqaynaa dhamaan waxgaradka mudulood oo ah kuwa lahalbeegsado haday tahay qarax iyo dilkalaba inaan kadhiidhino dhibka joogtada oo ah culays gaar ahaan noo saaran mahadsanidiin.