Jigjiga Universal Tv oo Shaqo Joojin lagu sameeyay(Akheiso)

2592

Xafiiska Warfaafinta ee Deegaanka Soomaalida ayaa Waraaq Shaqo Joojin ah udiray Bahda Universal Tv ee Dalka Ethiopia.

Dowlada ayaa ka Xanaaqday Warbixin uu Wariyaha Universal Tv ee Dalka Ethiopia ka Diyaariyay Banaanbixii Salaasadii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Jigjiga.